Skip to main content

Waa maxay xeelad degdeg ah?

Xeelad degdeg ah waa xeelad diyaar u ah oo aad ku isticmaali karto Deriv Bot. Waxaa jira 3 xeelad oo degdeg ah oo aad ka dooran karto: Martingale, D'Alembert, iyo Oscar's Grind.

Isticmaalka xeelad degdeg ah

  • Tag Quick strategy kadibna dooro xeeladda aad rabto.
  • Dooro hantida (asset) iyo nooca ganacsiga.
  • Deji beralaha ganacsigaaga oo riix Create.
  • Marka block-yada lagu soo shubo goobta shaqada, beddel beralaha haddii aad rabto, ama riix Run si aad ganacsiga u bilowdo.
  • Riix Save si aad bot-kaaga u soo dejiso. Waxaad dooran kartaa inaad bot-kaaga ku soo dejiso qalabkaaga ama Google Drive-kaaga.

‍

Weli ma u baahan tahay caawimaad?

WhatsApp