Sideen ugu abuuraa variables-ka Deriv Bot?
Si aad u abuurto variables-ka Deriv Bot:
- Ka hooseeya menu-ga Blocks, tag Utility > Variables.
- Geli magaca variable-kaaga, kadibna riix Create. Block cusub oo ka kooban variable-kaaga cusub ayaa ka soo muuqan doona hoosta.
- Dooro block-ga aad rabto oo u jiid workspace-ka.






