Sidee baan khasaarahayga ugu xakameeyaa Deriv Bot?
Haddii aadan weli xaqiijin akoonkaaga, waxaad ku cusbooneysiin kartaa macluumaadka shakhsi ahaaneed ee soo socda ee profile-kaaga, hoos qaybta “About you”:
1. Samee doorsoomayaasha soo socda oo ka dhig Run once at start:
Haddii aad horey u xaqiijisay akoonkaaga oo aad rabto inaad cusbooneysiiso ciwaankaaga, waxaad u baahan tahay inaad la xiriirto taageerada si aad u beddesho.
Profile-kaaga, waxaad sidoo kale ka hubin kartaa xaaladda oo cusbooneysiin kartaa:
2. Deji Purchase conditions. Tusaalahan, botkaagu wuxuu iibsan doonaa qandaraas Rise ah markuu bilaabmo iyo kadib marka qandaraas xirmo.
3. Isticmaal block-ka macquulka (logic block) si aad u hubiso in Total profit/loss uu ka badan yahay qadarka Stop loss threshold. Waxaad ka heli kartaa doorsoomaha Total profit/loss ee hoos yaal Analysis > Stats ee Blocks menu ee bidix. Botkaagu wuxuu sii wadi doonaa iibsiga qandaraasyo cusub ilaa qadarka Total profit/loss uu ka badnaado qadarka Stop loss threshold.






