Ma heli karaa boonaska in ka badan hal mar?
Haddii aadan weli xaqiijin akoonkaaga, waxaad ku cusbooneysiin kartaa macluumaadka shakhsi ahaaneed ee soo socda ee profile-kaaga, hoos qaybta “About you”:
Si aad faa'iido ugu badan uga hesho boonaska, ku shub qadarka aad ku talaggashay oo dhan mar keliya, halkii aad u qaybin lahayd dhowr deposiit.






