Akoomada waa kuwa u qalma dhiirigelinta?
Haddii aadan weli xaqiijin akoonkaaga, waxaad ku cusbooneysiin kartaa macluumaadka shakhsi ahaaneed ee soo socda ee profile-kaaga, hoos qaybta “About you”:
Dhiirigelintu waxay khuseysaa oo keliya marka aad lacag ku darto akoonka Deriv MT5 Swap-free. Akoonkani wuxuu kuu ogolaadaa inaad ku ganacsato CFDs iyada oo loo marayo suuqyo badan sida forex-ka, badeecooyinka (Commodities), tusmooyinka saamiyada, iyo tusmooyinka la soo saaray (derived indices) ee 24/7 furan.
Haddii aad horey u xaqiijisay akoonkaaga oo aad rabto inaad cusbooneysiiso ciwaankaaga, waxaad u baahan tahay inaad la xiriirto taageerada si aad u beddesho.






