Yaa xaq u leh boonaskan?
Haddii aadan weli xaqiijin akoonkaaga, waxaad ku cusbooneysiin kartaa macluumaadka shakhsi ahaaneed ee soo socda ee profile-kaaga, hoos qaybta “About you”:
Waxaad xaq u yeelan kartaa haddii:
- Aad tahay macmiil cusub oo Deriv, ama
- Aad horey u leedahay akoon Deriv laakiin aadan weligaa lacag ku shubin (ma jirto lacag markii koowaad la shubay)






