Skip to main content

Waa maxay heerarka (tiers) iyo xadadka P2P?

Deriv P2P waxay isticmaashaa nidaam heerar (tier) ah kaas oo kuu qeexa xadka ugu badan ee aad maalin walba iibsan karto ama iibin karto, iyadoo lagu saleynayo firfircooneyntaada iyo heerka xaqiijintaada. Mar alla markii heerkaagu sare u kaco, ayaad maalin walba wax badan ganacsan kartaa.

Weli ma u baahan tahay caawimaad?

WhatsApp