Sideen ku bilaabaa Deriv P2P?
Si aad u isticmaasho Deriv P2P, waa inaad xaqiijisaa akoonkaaga Deriv adigoo isticmaalaya kuwan soo socda:
- Caddaynta aqoonsiga
- Caddaynta cinwaanka
- Lambar taleefan ama email la xaqiijiyay
- Naaneys loogu talagalay profile-kaaga Deriv






