Sababta aad Accumulator Options ugu ganacsan lahayd Deriv
Ganacso marka kuwa kale sugayaan
Qaado booskaaga suuqyada deggan marka qiimuhu ku dhex socdo baaxad joogto ah.

Ka bax wakhti kasta
Xakami muddada booskaaga — laga bilaabo tick-ga ugu horreeya.

Ganacso khatar la qeexay
Iyadoo khatartu horay loo qeexay, waxaad had iyo jeer ka warqabtaa khasaartaada ka hor inta aadan ganacsan.

Sidee ayay Accumulator Options u shaqeeyaan
Dooro heerka kobaca oo u dhexeeya 1–5% oo eeg haddii qiimaha suuqu ku sii jiro baaxad la qeexay oo laga bilaabo qiimihii spot-ka ee hore. Lacagta laguu bixiyo waxay si tacaddud ah u kordhaa iyadoo ku salaysan heerka kobaca aad dooratay. Xasuuso: heerarka kobaca ee sare waxay micnaheedu yahay baaxad ka ciriirsan dhaqdhaqaaqa qiimaha.
Su'aalahaaga waa laga jawaabay
Waxaa laga yaabaa inaad jeceshahay
Digital Options
Saadaali natiijada oo ku helo lacag go'an haddii saadaashaadu sax tahay.
Wax badan baroVanillas
Ku hel lacag sare haddii saadaalintaadu sax tahay muddada heshiiska gudaheeda.
Wax badan baroTurbos
Ku hel lacag haddii saadaashaadu sax tahay oo qiimuhu ku sii jiro xadka la dejiyay.
Wax badan baroMultipliers
Kordi faa'iidadaada suurtagalka ah ilaa 2,000 jeer haddii suuqu u dhaqaaqo dhinacaaga.
Wax badan baro