Goorma iyo sidee baan u helayaa komishannadayda?
Macmiil kasta oo cusub oo aad u sheegto oo dhamaystira ganacsigiisa/ganacsigeeda ugu horeysa ee Deriv inta udhaxeeya 15 Abriil iyo 30 Meey 2026, waxaad kaqaadataa $3 oo dheeraad ah oo lagu daro komishankaaga caadiga ah. Ma jiro heer ugu yaraan – ganacsi kasta oo markii koowaad ah ayaa la tirin.
- Komishannada gudbinta (Referral): Waxaa lagu gudbiyaa bilkii mar
- Komishannada ganacsiga: Waxaa lagu gudbiyaa maalin kasta
Waxaad heli kartaa komishannadaada adigoo:
- Si toos ah ka bixinaya adigoo doorasanaya habka lacag-bixinta ee aad door bidayso ee ku jira Wallet-ka.
- U gudbinaya akoonkaaga ganacsiga ee Deriv haddii aad rabto inaad lacagta u isticmaalido ganacsiga.
Ma jirto wakhti sugitaan oo la xiriira ka bixinta lacagta, maadaama aad ka bixin karto isla marka komishannadu kuu gudbaan.
Fiiro gaar ah:
- Waxaad lacagta uga gudbin kartaa Wallet-kaaga akoonkaaga ganacsiga ee Deriv, laakiin lama gudbin karo dhinaca kale.
- Xubno ka mid ah Partners-ka waxaa laga yaabaa inay wali toos ugu helaan komishannadooda habka lacag-bixinta ee ay hore u dooratay.