Skip to main content

Waa maxay Barnaamijka Heerarka Partner-ka?

Macmiil kasta oo cusub oo aad u sheegto oo dhamaystira ganacsigiisa/ganacsigeeda ugu horeysa ee Deriv inta udhaxeeya 15 Abriil iyo 30 Meey 2026, waxaad kaqaadataa $3 oo dheeraad ah oo lagu daro komishankaaga caadiga ah. Ma jiro heer ugu yaraan – ganacsi kasta oo markii koowaad ah ayaa la tirin.

Kaliya partner-rada ku jira heerarka Silver, Gold, ama Platinum ayaa helaya abaalmarin ku salaysan boqolkiiba komishanka bishaan. Heerka ku sarreysid, waxaa abaalmarintu weyn tahay.

Partner-rada cusub, heerkaaga muddada saddexda bilood ee ugu horreeya waa la dib-u-xisaabiyaa dhamaadka bil kasta — Bisha 1aad waxay isticmaaltaa kaliya komishannada bishaas, Bisha 2aad waxay isticmaaltaa celceliska Bisha 1aad iyo 2aad, Bisha 3aadna waxay isticmaaltaa celceliska saddexda bilood oo dhan.

Miyaad wali u baahan tahay caawimaad?

WhatsApp