Sideed loo xisaabiyaa komishanka ganacsiyada ku socda Deriv MT5 Swap-Free?
Macmiil kasta oo cusub oo aad u sheegto oo dhamaystira ganacsigiisa/ganacsigeeda ugu horeysa ee Deriv inta udhaxeeya 15 Abriil iyo 30 Meey 2026, waxaad kaqaadataa $3 oo dheeraad ah oo lagu daro komishankaaga caadiga ah. Ma jiro heer ugu yaraan – ganacsi kasta oo markii koowaad ah ayaa la tirin.
Komishanka = (Volume-ka la ganacsaday ee USD) × (Heerka komishanka) ÷ 100,000
Si loo xisaabiyo volume-ka la ganacsaday ee USD:
Volume-ka la ganacsaday ee USD = (Volume-ka lots-ka) × (Cabbirka qandaraaska) × (Qiimaha fulinta) × (Heerka u beddelka USD)
Tusaale xisaabin oo la sameeyay isagoo la adeegsanayo Jump 25 Index
Aan nidhaahno:
- Waxaad ku ganacsatay 1 lot oo Jump 25 Index ah
- Qandaraas kasta (lot) qiimihiisu waa 1 unug
- Qiimaha hadda ee tusmadu waa 5,000
- Heerka u beddelka: 1 (lagu qiimeeyay USD)
- Heerka komishanka (dhinac keliya) waa $10 kasta oo 100,000 USD la ganacsado
Sida loo xisaabiyo:
1. Ka hel volume-ka la ganacsaday ee USD:
1 (lot) × 1 (cabbirka qandaraaska) × 5,000 (qiimaha) × 1 (heerka USD) = 5,000 USD
Marka, wadarta volume-ka la ganacsaday = 5,000 USD
2. Ku dabaqid qaacidada komishanka:
Komishanka = (5,000 × 10) ÷ 100,000 = 0.50 USD
Sidaas, $0.50 oo komishan ah dhinac kasta
3. Haddii aad furto oo aad xirto ganacsiga (round trade):
0.5×2 = 1.0
$1.0 wadarta komishanka