Skip to main content

Sideed loo xisaabiyaa komishanka MT5 Financial STP?

Macmiil kasta oo cusub oo aad u sheegto oo dhamaystira ganacsigiisa/ganacsigeeda ugu horeysa ee Deriv inta udhaxeeya 15 Abriil iyo 30 Meey 2026, waxaad kaqaadataa $3 oo dheeraad ah oo lagu daro komishankaaga caadiga ah. Ma jiro heer ugu yaraan – ganacsi kasta oo markii koowaad ah ayaa la tirin.

Komishanka = (Volume-ka la ganacsaday ee USD) × (Heerka komishanka) ÷ 100,000

Si aad u xisaabiso volume-ka la ganacsaday ee USD:

Volume-ka la ganacsaday ee USD = (Volume-ka lots-ka) × (Cabbirka contract-ka) × (Qiimaha fulinta) × (Heerka isku beddelka USD)

Tusaale xisaabin oo AUD/CAD ah

Aan tusaale u qaadanno:

  • Waxaad ganacsatay 1 lot oo AUD/CAD ah
  • Contract kastaa = 100,000 unug (cabbirka caadiga ah ee contract-ka forex)
  • Qiimaha hadda socda waa 0.9000 (1 AUD = 0.9 CAD)
  • Heerka isku beddelka (CAD → USD) = 0.73. Maadaama lacagta quote-ka (CAD) aysan ahayn USD, waxaan u beddelnaa qiime USD ah.
  • Heerka komishanka (dhinac keliya) waa $10 kasta oo 100,000 USD la ganacsado

Sida loo xisaabiyo:

1. Hel volume-ka la ganacsaday ee USD:

1 (lot) × 100,000 (cabbirka contract-ka) × 0.9000 (qiimaha) × 0.73 (CAD→USD) = 65,700 USD

Sidaas darteed, wadarta volume-ka la ganacsaday = 65,700 USD

2. Isticmaal formula-da komishanka:

Komishanka = (65,700 × 10) ÷ 100,000 = 6.57 USD

Sidaas darteed, $6.57 oo komishan ah dhinac kasta

3. Haddii aad furto oo aad xirto ganacsiga (ganacsi wareeg ah):

6.57×2 = 13.14

Wadarta komishanka $12

Miyaad wali u baahan tahay caawimaad?

WhatsApp