Skip to main content

Sideen ku bilaabaa inaan komishan ka helo ganacsiyada CFDs?

Macmiil kasta oo cusub oo aad u sheegto oo dhamaystira ganacsigiisa/ganacsigeeda ugu horeysa ee Deriv inta udhaxeeya 15 Abriil iyo 30 Meey 2026, waxaad kaqaadataa $3 oo dheeraad ah oo lagu daro komishankaaga caadiga ah. Ma jiro heer ugu yaraan – ganacsi kasta oo markii koowaad ah ayaa la tirin.

  1. Isdiiwaangeliso Partner's app-ka.
  2. Samayso akoonkaaga Partner adigoo bixinaya faahfaahintaada shakhsi ahaaneed.
  3. Dashboard-kaaga, waxaad ku wadaagi kartaa linkiga referral-kaaga si toos ah macaamiishaada.
  4. Hel komishan marka macaamiishaadu ganacsadaan.

Ka baro wax dheeraad ah sida aad u bilowdo helitaanka komishan ganacsiga Options.

Miyaad wali u baahan tahay caawimaad?

WhatsApp