Skip to main content

Sideed loo xisaabiyaa komishannada ganacsiyada ee Deriv cTrader?

Macmiil kasta oo cusub oo aad u sheegto oo dhamaystira ganacsigiisa/ganacsigeeda ugu horeysa ee Deriv inta udhaxeeya 15 Abriil iyo 30 Meey 2026, waxaad kaqaadataa $3 oo dheeraad ah oo lagu daro komishankaaga caadiga ah. Ma jiro heer ugu yaraan – ganacsi kasta oo markii koowaad ah ayaa la tirin.

Komishan = (Cabbirka la ganacsaday ee USD) × (Heerka komishanka) ÷ 100,000

Si loo xisaabiyo cabbirka la ganacsaday ee USD:

Cabbirka la ganacsaday ee USD = (Cabbirka lots-ka) × (Cabbirka qandaraaska) × (Qiimaha fulinta) × (Heerka u beddelka USD)

Tusaale xisaabin ah oo BTC/USD ah

Aynu nidhaahno:

  • Waxaad ku ganacsatay 1 lot oo BTC/USD ah
  • Qandaraas kasta = 1 Bitcoin
  • Qiimaha hadda waa 60,000 USD
  • Heerka u beddelka = 1 (maadaama ay USD tahay)
  • Heerka komishanka (dhinac kasta) waa $10 halkii 100,000 USD la ganacsado

Sida loo xisaabiyo:

1. Hel cabbirka la ganacsaday ee USD:

1 (lot) × 1 (cabbirka qandaraaska) × 60,000 (qiimaha) × 1 (heerka USD) = 60,000 USD

Marka, wadarta cabbirka la ganacsaday = 60,000 USD

2. Isticmaal qaacidada komishanka:

Komishan = (60,000 × 10) ÷ 100,000 = 6 USD

Marka, $6 komishan dhinac kasta

3. Haddii aad furto oo aad xirto ganacsiga (ganacsi wareeg ah):

6×2 = 12

$12 komishanka guud

Miyaad wali u baahan tahay caawimaad?

WhatsApp