Vanillas
Hel lacag bixin sare haddii saadaashaadu sax noqoto muddada qandaraasku socodo.
Ganacsi VanillasSidee loo ganacsadaa Vanillas?
Vanillas waxay kuu ogolaataa inaad saadaaliso haddii qiimaha hantida hoosaysa uu ka sarayn doono ama ka hooseyn doono qiimaha strike-ga marka qandaraasku dhammaado (exit spot).
Call
Hel lacag bixin haddii exit spot-ku ka sarreeyo qiimaha strike-ga marka uu dhammaado.
Put
Hel lacag bixin haddii exit spot-ku ka hooseeyo qiimaha strike-ga marka uu dhammaado.
Macluumaad dheeraad ah
Faa'iido kuma heli doontid oo keliya haddii lacagta la bixinayo ay ka badan tahay lacagta aad ganacsatay.
Waxaad iibin kartaa qandaraaskaaga ilaa 60 ilbiriqsi ka hor inta uusan dhammaanayn. Haddii aad taas samayso, waxaan kuu bixin doonaa qiimaha qandaraaska.