Turbos
Hel lacag bixin haddii saadaashaadu sax tahay oo qiimuhu ku hadho xadka la dejiyay.
Ku ganacso TurbosSidee loo ganacsan karaa Turbos?
Turbos waxay kuu ogolaanayaan inaad saadaaliso jihada dhaqdhaqaaqa hantida hoosaysa (underlying asset).
Kor
Hel lacag bixin haddii qiimaha spot-ku aanu marnaba ka hoos dhicin xadka intii uu socday muddada qandaraaska.
Hoos
Hel lacag bixin haddii qiimaha spot-ku aanu marnaba ka sarreeyn xadka intii uu socday muddada qandaraaska.
Macluumaad dheeraad ah
Haddii xadka la jabsado wakhti kasta, qandaraaskaagu wuxuu dhammaadaa hore.
Faa'iido kuma hesho ilaa lacagta lagu siiyo ay ka badan tahay lacagta aad ganacsaneysid.
Waad iibin kartaa qandaraaskaaga ilaa 15 ilbiriqsi ka hor dhammaadka. Haddii aad sameyso tan, waxaan kuu bixinaynaa qiimaha qandaraaska.
Haddii aad mudada ku dejiso ticks, ma awoodid inaad qandaraaska hore u xirto.