Matches/Differs
Ku ganacsato Matches/DiffersSidee loo ganacsan karaa Matches/Differs?
Matches
Waxaad heli doontaa lacagta la bixiyo haddii lambarka ugu dambeeya ee barta bixitaanka (exit spot) uu la mid yahay saadaalintaada.
Differs
Waxaad heli doontaa lacagta la bixiyo haddii lambarka ugu dambeeya ee barta bixitaanka (exit spot) uu ka duwan yahay saadaalintaada.