Accumulators
Kordhi faa'iidooyinka suurtagalka ah ilaa 5% kobac isku-dheeli ah tick kasta.
Ku Ganacsato AccumulatorsSidee loo ganacsadaa Accumulators?
Accumulators waxay kuu ogolaanayaan inaad saadaaliso intee in le'eg ay tusmadu (index) dhaqaaqi karto, iyo inaad si suurtagal ah lacagta lagu ganacsanayo ugu kordhiso si kordhis ah oo heer kobac go'an leh. Lacagta laguu bixiyo waa isku-darka lacagtaada lagu ganacsanayo bilowga iyo faa'iidada. Way sii kordhaysaa ilaa qiimaha degdegga ah (spot price) uu ku sii jiro xadka barrier-ka la go'aamiyay ee laga xisaabiyo qiimaha degdegga ah ee hore mudo kasta. Haddii qiimaha degdegga ah uu ka baxo xadkaas, waxaad lumin doontaa lacagtaada lagu ganacsanayo, ganacsigana wuu dhammaan doonaa.
Take profit
Dejii lacag bixin bartilmaameed si aad si toos ah u xidhid heshiiskaaga oo aad u hubiso faa'iidadaada (lama heli karo ganacsiyada socda hadda).
Waad xidhi kartaa ganacsigaaga wakhti kasta. Si kastaba ha ahaatee, ka fiirso khatarta slippage-ka.