Ganacsiga Options
Qandaraasyada Options waxay kuu ogolaanayaan inaad saadaaliso dhaqdhaqaaqa suuqa ee alaabta maaliyadeed iyo Derived Indices.
Noocyada Options
Vanillas
Hel lacag la bixiyo oo sare haddii saadaalintaadu sax tahay muddada qandaraaska ku jirto.
Sii wax badan baro
Accumulators
Kordhi faa'iidada suurtagalka ah ilaa 5% korriin isku dhafan (compounding) tick kasta.
Sii wax badan baro
Turbos
Hel lacag la bixiyo haddii saadaalintaadu sax tahay oo qiimuhu ku sii jiro xadka la dejiyay.
Sii wax badan baro
Multipliers
Kordhi faa'iidada suurtagalka ah ilaa 4,000 jibbaar haddii suuqu u dhaqaaqo dhinaca aad doonayso.
Sii wax badan baro
Digital Options
Saadaali natiijada oo hel lacag la bixiyo oo go'an haddii saadaalintaadu sax tahay.
Sii wax badan baro
Sababta loo ganacsado Options ee Deriv
Qandaraasyo dabacsan
Ka dooro noocyo iyo muddooyin qandaraas oo kala duwan si ay ula jaanqaadaan xeeladdaada ganacsiga.
Kharash gelitaan hooseeya
Bilow ganacsiga hal iyo USD 1 kaliya, iyadoo ugu yaraan USD 5 lagu haysto akoonkaaga.
Lacag la bixiyo oo dabacsan
Hel lacag la bixiyo oo sare haddii saadaalintaadu sax tahay muddada qandaraaska ku jirto.